Tuesday, January 16th, 2018

Xildhibaan Ka Tirsanaa Baarlamaanka Galmudug oo Muqdisho Ku Geeriyooday

Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Soomaliya waxaa xalay ku geeriyooday Xildhibaan C/kariin Maxamed Cusmaan (Ciro) oo kamid ahaa Xildhibaanada baarlamaanka Maamulka Galmudug.

Ala ha u Naxariistee Xildhibaanka ayaa la sheegay In mudooyinkii dambe uu ku xanuunsanaa Magaaladda Muqdisho, islamarkaana xalay uu geeriyooday.

Xildhibaan Salaad Ceynte oo kamid ah Baarlamanka Maamulka Galmudug oo si kooban ula hadlay idaacadda Simba ayaa sheegay in Xildhibaanka uu muddo Xanuunsanaa islamarkaana uu xalay geeriyooday.

Xigasho.net

Mogadishu- Somalia

Xigashonet@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

QORMOOYIN XIISA LEH
Wararkii Hore..