Friday, January 19th, 2018

Guddoomiyaha Barlamaanka Somaliland: “Madaxweynaha Puntland Ayaa Mas’uul ka Ah Waxii ka Dhacay Tukaraq“ (dhegayso)

Baashe Maxamed Faarax  Guddoomiyaha Baarlamaanka Somaliland ayaa ka jawaabay eedeyn uga timid dhanka Puntland oo ahayd in Somaliland ay taageerayaan Al-shabaab-ka dagaalka kula jira Puntland.

Guddoomiyaha Baarlamaanka Somaliland ayaa sheegay in Tukaraq ay ka mid tahay degaannada Somaliland, islamarkaana Ciidamada ay ka fushadeen dan ay halkaas u tageen.

Wxaaa uu xusay in xudduuda Somaliland iyo Puntland ay 7km u jirto Garowe islamarkaana aysan Somaliland ilaa hadda xadgudub geysan.

Baashe ayaa ka digay in haddii colaadda Tukaraq sii korodho in wax laga weydiinayo Madaxweynaha Puntland C/Wali Maxamed Cali Gaas sida uu hadalka u dhigay

 

Xigasho.net

Mogadishu- Somalia

Xigashonet@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

QORMOOYIN XIISA LEH
Wararkii Hore..