Xildhibaan Mahad Salaad Oo Magac Cusub u Bixiyay DFS Iyo Sawir Cajiib Ah Oo………

Xildhibaan Mahad Salaad ayaa Facebookiisa wuxuu soo dhigay sawir aad u cajiib ah oo uu ku matalayo dowladda Federaalka ee uu hoggaamiyo Farmaaajo, dhanka kalena wuxuu dowladda halku dhiggeedii ahaa Nabad iyo Nolol uu ku bedalay Geeri iyo Guluf Colaadeed.

Sawirka ayaa ah Afar muus oo uu kusoo kala dhigay sanadaha 2017,2018,2019,2020 oo midba midka ka dambeeyo uu sii bololay.

Fikradaha Akhristayaasha (0)