XOG: Shacabka Muqdisho Oo Ka Baqaya Dagaallo Magaalada Ka Bilowda

Shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa hadda waxay ka baqanayaan in magaalada ay ka bilowdaan dagaallo culus oo lamid ah kuwo horey magaalada uga qarxay.

Cabsida ay dadku qabaan ayaa ah in dagaalladan ay ka dhex bilowdaan ciidanka DFS iyo sidoo kale ciidamada taageersan siyaasiga CC Shakuur oo laga yaabo in dhan beel ahaan loo caawiyo.

Maadaama ay Muqdisho ku xooggan tahay beesha uu kasoo jeedo siyaasi Shakuur waxay cabsida tahay in la dagaallamo, waxaana xilli walbo dadku dhegaha u taagayaan waxa laga dhaho kiiska Shakuur.

Fikradaha Akhristayaasha (0)