Daawo: Warkii ugu cuslaa oo kasoo yeedhay Magaalada Hargeysa & Ciidamada Somaliland oo…..

Ciidamada maamulka Somaliland oo hawlgalo culus ka sameeyey gudaha magaalada Hargeysa ee caasimada maamulka Somaliland ayaa sheegay in kharmigii ugu badnaa abid ay gacanta kusoo dhigeen,

waxaana ay sidoo kale sheegeen in Khamrigaasi ay weheliyaan waxyaabo kale oo maanka dooriya sida Xashiishada iyo maan dooriyaal kale oo badan.

Daawo

Fikradaha Akhristayaasha (0)