Dhageyso:-Xildhibaan Axmed Macalin fiqi oo fariin u diray Dowladda

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Shacabka ayaa sheegay in looga baahan yahay Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya in ay ka war hayaan Ehellada Askartii ku Geeriyootay weerarkii dhawaan lagu qaaday Guriga C/raxmaan Cabdi Shakuur Warsame.

Waxaana uu tilmaamay in ay waajib tahay in Dowladdu dusha ay saarato masuliiyada dhibaatada ka dhalatay weerarkaasi

Axmed Macalin Fiqi ayaa ugu baaqay Qoysaska Marxuumintaasi in ay ka war sugaan Madaxda Dowladda inta ay ka xalinayaan Kiiskaasi.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka.

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)