Ciidamada Soomaaliland Oo Sameeyay War aan Farxad galineynin shacabka Hregeysa Iyo Burco

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Hargeysa ee deegaanada Maamulka Soomaaliland ayaa waxa ay sheegayaan in ciidamada Soomaaliland xalay ilaa Maanta ay wadeen howlgallo looga hortegayo xuska Sanadka Cusub.

Ciidamada ayaa galay Hoteelo qaarkood lagu dhigi lahaa munaasabado Sanadka Cusub loogu dabaaldegayo kuwaas oo ku yaalla Hargeysa iyo Burco iyo sidoo kale dhlinyaradii isu diyaarinayayMunaabada.

AKHRISO
Toogasho Caawa ka dhacday degmada Waaberi

Jan 1, 2018
Dhageyso:-Wasiir Juxa oo midnimo u faah faahiyay ujeedka Safarkiisa Gobolka Gedo

Jan 1, 2018
Wasiir Juxa oo gaaray Doolow kuna wajahay Balad Xaawo

Jan 1, 2018
Sidoo kale Magaalada Burco ayaa la soo sheegayaa in ciidamadu ay sameeyeen howlgal ay ku qabqabteen dhalinyrado ka qeyb qaadaneysay xuska Sanadka Cusub ee 2018,ka isla markaana ay albaabada isugu dhufteen Hoteelo.

Tallaabadaan ay qaadeen ciidamada Booliiska Soomaaliland ayaa waxaa la sheegayaa in uu bixiyay madaxweyne Muuse Biixi waxa ayna daba joogtay digniin ka timid Wasaaradda Diinta iyo awqaafta Soomaaliland.

Fikradaha Akhristayaasha (0)