Guddiga Difaaca Baarlamaanka Oo Kulan Degdeg Ah Ka Leh Boobka dowlada Kenya Ee B/xaawo

guddiga difaaca baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan degdeg ah ka leh boobka ay dowladda Kenya ku hayso degmada B/xaawo ee gobolka Gedo iyo tacaddiyada ay geysteen.

Xarunta Villa Hargeysa ee ku dhextaal madaxtooyada Soomaaliya ayeey ku kulmi doonaan guddigan, waxaana ay soo bandhigi doonaan arrimo badan oo Kenya ku kacday.

Guddiga ayaa il gaar ah ku hayey boobka Kenya ay ka waddo Soomaaliya, iyadoo horey u sameysay boob ku aadan dhanka badda oo weli dacwadda socoto, ayeey hadana dooneysaa in ay dhanka dhulka kusoo darto.

La soco wixii soo kordha

Fikradaha Akhristayaasha (0)