Deg Deg : Nimcaan Hillaac oo hees cajiib ah usoo qaaday madaxweye Farmaajo iyo Soomaaliland oo dhiigii kusii karay.

Fanaanka caanka ah ee Reer Soomaaliland Nimcaan Hilaac ayaa qaaday mid kamid ah heesaha ugu muran abuurka badan Soomaalida.

Fanaanka ayaa qaaday hees uu ku amaanayo madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo, waxaase su’aashu tahay sidee bay usoo dhaweyn doonaan heestan dadka kasoo jeeda deegaannada Wuqooyiga Soomaaliya ama Soomaaliland.

Fikradaha Akhristayaasha (0)