War Deg Deg Ah Daawo: Nolosha Dabacsar oo halis ku jirta, Hoteelkana lagala baxay

Cabdi raxmaan Xaaji oo loo yaqaano Dabcasir isla markaana ka mid Shaqsiyaadka Soomaalida ee ugu shacbiyada badan Facebook oo maalmahaanba ku sugnaa Magaalada Hargeysa ayaa xaalad adag ku jira.

Dabcasir ayaa dhowr daqiiqo ka hor sheegay in ciidamo badan ay ku hareereysan yihiin Hotelka uu degan yahay, wuxuuna ku qeylinayay yaa iga soo gaara, isagoo sidaas leh ayaana Hotelka lagu soo jabiyay.

Dabcasir ayaa faashad iyo waxyaabo kale uu ku muujinayo inuu dhaawacan yahay isku duubay wuxuuna ku dhex cabaadayay qolka Hotelka uu degan yahay wuxuuna sheegay in Feer iyo Garaacis ka badiyayTaliye uu sheegay inuu u soo diray Muuse Biixi oo ah Madaxweynaha Somaliland.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA DABCASIR OO SAKARAAD AH IYO CIIDAMO ALBAABKA KUSOO GARAACAYA

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. cali saleebaan says:

    hooyadaa waalida ka was iyo nacasnimada iyo beenta caalamkaa layaga daawanayaaa…hush…. snm iyo muusaa tan ka taliyee liinta cab sxb